Sawirkeyga sad kuma lihid ee sidan ayaad igu aragtaa , maanta dharka soomaalida wuxuu noqday mid kala duwan naagaha khaliijka ku nool waxay qaataan cabaayad, kuwa meelo kale ku nool waxay qaateen dharka meeshaas laga qaato, xitaawaxaa la helaa gabdho surwaal wata soomaali ah, naagaha somali hore waxay xiran jireen deg wax la dhaho wuxuu ahaa wax naashaha ay ka muuqadaan iyo garbaha, sidoo kale diraca jabuuti isagana wuxuu ka mid yahay dharka qaawan, wxaa ugu fiican gabdhaha asturan oo jalaabiibka qaata.

Tags:
warar