Naago badan ayuu hal mar siigo ku uureeyay sheeko yaab badan

 

Labo iyo toban naagood oo hal nin halmar wada uureeyay
Siigo naago ku uuroobay3
Siigo naago ku uuroobay
 
Dhalinyaro badan ayaa xaflad ku kulmay, xafladdaas oo ka dhacday meel ku taalla dalka Vietnam labo iyo toban naagood oo meesha ku dabbaalanayay ayaa bil kaddib uur isku arkay, marka arinta la sii baaray waxaa la ogaaday nin dhalinyar oo meesha kula jiray inuu ku dhex siigaystay biyaha berkada ay iskula dabbaalanayeen, biyahaas ayaa waxay gaareen naagaha meesha ku dabaalanayay, marka uurkooda la baaray waxaa la soo saaray inuu hal qof  yahay ninka naagahaas uureeyay, waxay noqotay arrin lala yaabo runtii.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post