Wiilkan waxaa dhalay madaxweynaha suuriya hadda xukumaya oo ah Bashaar Aal-asad waxaa la dhahaa Xaafid, wuxuu la taagan yahay gabar ka mid dadka iyaga taageersan, dowladda sacuudiga waxay rabtaa inay suuriyo dal dimuqraadiga lagu maamulo inay ahaato, waayo dowladda sacuudiga waa dowldadda ugu dimuquraadiyaysan kkkk ma ogtahay sheekadaas ila qosol haddii aad fantantay haddii aadan fahminna ilaahay kuma fahansiiyo dameer baa tahay