Magaalo ku taalla jarmalka ayaa waxay u furi rabtaa xarun gaar ah oo ay degi doonaan raga bada laga fuulo ama raga khaniiska ah, iyagoo leh waa talaabadii ugu horraysay dalka jarmalka, idaacad ku taalla magaaladaas ayaa sheegtay inay magaalada Nürnberg isu diyaarinayso dadka khaniisiinta ah meel ay degaan iyaga gaar ku ah, sidoo kale caasimadda Barlin ay samayn rabto arin la mid ah, waxay leeyihiin arinta waxaa nagu kaliftay marka aan aragnay nimanka khaniisyaasha ah ama kuwa futada laga waso oo ay kala kulmaan nacayb raga caadiga ah iyo takoor, 600 oo ka mid ah 8000 qoxoti waa khaniis, jarmalka waxaa soo galay hal malyan in ku dhow badankooda waxay ka soo tagaeen suuriya iyo afghaanistaan iyo ciraaq