![]() |
Nink hooyadii dilay |
Ninkan wuxuu dilay hooyadiisa sababta uu u dilayna waa wax lala yaabo, ninkan wuxuu ka mid yahay ururka daacish ee ay sameeyeen yahuuda iyo maraykanka iyo dowlada sacuudiga sidii loo burburin lahaa dalalka muslinka ah, hooyadii waxay ku tiri wiilkaygayow ka soo tag ururkan aan ka tagno meeshan, markaas ayuu u sheegay ururka uu ka tirsan yahay, markaas ayay amreen inuu hooyadii soo qabto uu uu gacantiisa isaga ku dilo, arintanna waxay ka dhacday dalka siriya