Homecafimatfican Yasmin iyo ninkeeda tartan feer ku jiro Wednesday, December 16, 2015 0 Feer toos ah Yaasmin waxaa qabo nin maraykan ah waxay ku dadaashaa inay u sharaxdo haweenka soomaaliyeed waxyaalaha laga heli karo caafimaad buuxa, yasmin video -gan waxay ku soo muujinysaa naagta iyo ninkeeda inay haboon tahay inay wada tartamaan, hadda waxaad ka daawanaysaa muuqaalkan yaasmin ninkeeda oo maraykan muslin ah oo tartan feer la cayaarayo xaaskiisa, runtii yaasmin waa qof boqorad ah oo maanta u faa'idaynayso dadka soomaaliyeed Tags: cafimatfican Facebook Twitter