Homevideo Nin reer afgooye arinta ka hadlaya Monday, December 21, 2015 0 Waxaa ka dhacday maalmahaan la soo dhaafay dagmada afgooye isbaarooyin ay dhigteen dad mooryaan ah oo tuugo ah, marka waxaa xanaaqaday dadka meesha ku noolaa oo kiciyay banaanbax weyn oo ay ku diidan yihiin arimahaas Tags: video warar Facebook Twitter