 |
ninka masjidka ka shaqaynayay |
Aduunka wax lala yaabo waa arkaa wax yaab badan ayaa ka dhacay gobolka Buxayra ee dalka Masar nin ayaa la qabtay masjid ka shaqayn jiray oo masjidka qaybta naagaha u baddalay guri sharmuuto xiliga salaadaha aan ahayn, ninkaas oo ciidamada booliska qaabilsan anshax xumida oo gacanta ku dhigeen markii ay soo gaareen fariimo kaddib waxay meesha ku qabteen nin iyo naag qaawan oo galmo ku samaynayay masjidka, ninka masjidka ka shaqaynayay wuxuu ka heli jiray galmo kasta lagu sameeyo meesha lacag gaaraysa 50 ganiga masaari oo u dhiganta 6 doolar oo kale, dadka magaaladaan seganaa ayaa aad uga xumaaday arintaas waxay dalbadeen in dhagax lagu dilo dadka meesha lagu qabtay.
 |
naag lagu qabtay meesha |