Naag Mexico oo 43 kun jeer la kufsaday


 
Gabartan waxay sheegtay in la kufsaday afar sano gudahooda afartan iyo seddex jeer, ninkeeda wuxuu ku qasbay inay tumato meel kasta Mexico ka mid ah ayuu geeynayay, gabadhaas oo lagu magacaabo karla waxay u sheegtay tvga CNN inuu nikeeda ku qasbayay maalintii inay fuulaan soddon nin, waxay sheegtay marka ay jirtay labo iyo toban sano inuu wiil soo doontay marka  guurka dhacay seddex bilood kaddib waxay aragatay ninkii oo ku qasbayo inay tumato oo lacag qaadato, wuxuu ugu darayba inuu garaaco, waxay dhahday ninkayga wuxuu igu qasbay raga i fuulaya inaan ku qoro buug magacyadooda, waxay sheegay karla in soodon nin boolis ah inay soo galeen guri sharamuuto iyagoo xiran dharka booliska, laakin heshiis ayay la galeen ninka gurigaas maamulayay si ay ugu tuntaan oona aysan u xirin

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post