Dadka afka ka lumay aad bay u badan yihiin, waxaa jiro dad afka englishka aad u jecel oo afsomaliga ka tagay, gabadhan eeg sida ay u tilmaantay dadka, muuqal video ayaad ku arkaysaa iyadoo tilmaamaysa habka ay soomaalida dalalka yurub ku dhahay u hadlaan waa qosol keliya.