Wiilkii gabadha gabay kaga ooysiiyay videoga daawo

Qalbijileeca waa loo dhashaa, wiil ayaa ka soo jeediyay meel ay joogaan gabdho badan gabay oo wadani ah, gabar ka mid ah gabdhaha meesha jooyay ayaa adkaysan weysay oohin ayay la dhacday, runtiim wuxuu ka hadlay wiilkaas dhamaan wax ay dadkeenu u baahan yihiin oo dhab ah, meesha ayuu dadka guubaabo galiyay, hadabada daawo videoga
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post