Webyada ugu kulul sanadahan

Webyada ka hadasho arrimaha bulshada iyo raaxada galmada way soo bateen, laakin badankooda waxay ka soo xadaan webka xidig.com iyo maamul.com, maxaayeelay dadka badankooda kama helaan inay isku mashquuliyaan inay wax cusub qoraan qaar aqoontaas maba laha, waayo waa dad reer baadiye ah oo webyo loo furay waxay ku nool yihiin keliya copy iyo paste, anaga webkeena ajakiz sidoo kale waa web aan wax soo xadin bal annaga ayaaba lanaga xadaa maalin kasta waxa aan qornay, sidoo kale waxaan u sheegayaan webyada ku noo isbaarada iyo xatooyada inay iska joojiyaan, waayo waxay u keenaysaa arintaa dhibaato la xiriirta raadinta google, nidaabka loo yaqaano seo oo shaqo ku leh hagaajinta wax ka raadinta netka siiba google iyo yahoo iyo bing wuxuu ka soo horjeedaa waxa mar labaad la soo xado ama la soo koobiyeeyo, sidoo kale webyada aan soo sheegay waxay soo raadiyaan sawirada naagaha qaaqaawan oo naasahooda in badan ka muuqda si ay ugu soo jiitaan dhalinyarada, sidoo kale naagaha futada qaawan oo dharka xun wata waxaas oo dhan laguama heli karo dadweyne, qof haddii aad rabto inaad dad badan yeelato waxa dadka wax u taraya oo laga faa'idaysan karo, webyada maanta caanka ah waxaa ka mid ah hiiraan.com, hiraan oo la sameeyay 1999 waa web aad caan u ah oo soomaalida badanooda ay booqdaan sidookalw webka aminarts.com iwm. webyadaas waxay soo qoraan warar iyo siyaasad amin arts isaga wuxuu soo geliyaa sawiro farshaxan ah, webyada waxbarashada ugu caansan oo aad ka heli karto qaamuusyo fara badan waa webka daruur.com
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post