Rajastiinada ugu fiican naasaha dumarka waaweyn



Naagaha naasahooda way kala weyn yihiin, rajastiinadahana waa kala duwan yihiin, gabar soomaaliyeed oo u sharxayso kuwa u roon caafimaadka iyo haweenka fadlan halkaan ka daawo Yasmin ayaa kuu sharxayso rajabeetada ugu fiican, qaar waxaa jiro naasaha taago oo soo buuriyo, qaar caafimaadka aan u fiicnayn




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post