Sawiro ayaa faafay oo ah gabar soomaaliyeed aad u qurux badan oo Bolice ah, waxaa ay labisan tahay dhar naageed oo loogu talagay haweenka booliska inay qaataan, waxaa la tagaan gabadhan dumar waaweyn oo iyagana boolis ah, sidoo kale nimanka soomaaliyeed ayaa ka muuqda sawirada oo iyagana boolis ah, dowladdan cusub waxay samaysay boliss naago ah, si ay ula tacaamuulaan dumarka la rabo in la baaro, waayo dad badan ayaa waxay bilaabeen inay dumar iska soo dhigaan markaas oo ay soo xirtaan suunka qarxa, sida maalmahaan laga sheegayo magaalada xamar, dowladda iyo kooxda alshabaab oo isku dhegan, ayaa la sheegay in maalmahaan ay isku hhaystaan koonfurta somali
 |
gabarta iyo naagta weyn |
 |
iyadoo qoraysa wax |
 |
dadka habka loo baaro |
 |
iyadoo wadatashi ku jirto |