Gabar video ku sheegtay kacsiga furuutka

Waxaa la ogaaday in furudka leeyahay kacsi badan, taas waxaa kuu sharxayso marwo yasmin, gabar saaxiibteeda ayaa bilowday inay cunto furudka, kacsi badan ayay ka dareentay, ha laga faa'idaysto gabadhan yasmin qiimaha badan oo aad u nasteexaynayso, runtii naagaha somali aad bay ugu baahan yihiin, qoftan oo kale, waa gabar waqtigeeda qaaliga ah idin siisay si ay ugu faa'idayso haweenka iyo ragga soomaaliyeed, waxay ku nooshahay yasmin dalka maraykanka waxay ku leedahay youtubeka kanaal oo ay ku sharxayso waxyaalo badan dadka wax u taraya  daawasho wacan



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post