Gabdhaha ku nool muqdisho aad bay af adag yihiin gabadhan waxay difaacaysaa fanaanadda farxiyo kabayare, waxay weeraraysaa dad kale iyagana fanaan ah sida ka muuqata video ga, waxay soo xiratay calanka somali, sida laga fahmayo hadaleeda waxaa la gubay calanka soomaali, marka halkaan ka daawo