Xalwada aad baa loo cunaa xiliyada xafladaha aroosyada ciidaha iyo nikaaxyada, soomaalida aad bay u taqaan dhaqanka xalwada iyo buskudka, tolow xalwada maxaa laga sameeyaa, xalwada waxaa laga sameeyaa waxyaalahan:
- Biyo
- Sokor
- Waraango
- Sacafaraan
- Liin dhanaan ayaa lagu miraa
- Saliid ama subag
xalwada aad waxaa looga yaqaanaa dalka Cumaan, waxay u badan tahay inay soomaali kaga timid dalkaas, laakin aad bay ugu faaftay soomaaliya, waxaa soo baxay waqtii hore dukaamo xalwo xaan ku ahaa magaalada Muqdisho, sida xalwo hilaal xalwo xaaji ciise, sidoo kale way kala duwan tahay, waxaa ka mid ah xalwo saabuuni, taas oo ah mida adag wax yar.