Shuunka sidee looga ilaaliyaa injirta



Waxaa keena shuunka urka badan marka ay gabadha kastuumo qaadanayso oo ciriiri ah aysan badallaynin mar kasta, waayo cambarka wuxuu soo daayaa dhacaan, sidoo kale meesha aad bay u kulushahay, marka timaha ay bataan si daran ayuu u dhididayaa bahalka naagta, markaas qurmuun daran ayuu soo deeyaa, waxaa laga yaabaa inuu nabro u keeno meesha iyo cuncun, waxaa habboon gabadha inay shuunkeeda xiirto bishiiba hal mar, naagaha way ku kala duwan yihiin timaha shuunka, hablo waxaa jira timo shug ku leh bartaas, astaamaha lagu garto hablaas waa xaadada jirka iyo bushinta kore ayay ku leeyihiin xaad sida shaarbaha oo kale, ama gacmaha ayay xaad ku leeyihiin iyo lugaha, gabdhaha shuunka badan leh dabada xitaa waa ka leeyihiin timaha hoose, waxaa kaloo lagu gartaa suniyahooda way isku darsan yihiin, marka nadaafadda waa inay ku dadaalaan, hablahas, sidoo kale marka ay bataan timaha hoose waxay yareeyaan dareenka gabadha, waxaa laga yaabaa inay timahaas ku dhalato injir, way jiraan naago bisqinta injir ka gashay, dadka soomaalida haweenka way ku caayi jireen waxay dhihi jireen shuun dheer naagta la caaynayo.

4 Comments

  1. Naagta haddii yasan shuunka muddo xiirin, waxaa uu noqonayaa mid boor leh oo adag, marka wuxuu u keenayaa cuncun daran, hablaha shuunka waxaa ka uriya dhididka badan iyo kastuumada aan la badalin

    ReplyDelete
  2. Waxaa loola jeedaa istiinka raaxaysiga ninka iyo naagta oo aan galmo ahayn sida shumiska tuujinta naasaha iwm.

    ReplyDelete
  3. Runtii naagaha kacsiga badan aad baa looga helaa iyadoo sidaas ay tahay, rag badan baan qancin karin dumarka qooqa badan, hadaba waxaad ku qancin kartaa, inaad ku daalisid istiinka badan, ilaa ay dhowr jeer istiin ku biyabaxdo

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post