Makeup dhibka uu dumarka u keeni karo

Haweenka marka ay marsadaan Makeup maxaa jirkooda iska badala, runtii naagaha badaanaa waxay ka helaan iany is soo turukeeyaan, daamaha waxay soo marsadaan makeup oo guduud ka dhigaya si ay u muuqato gabadha inay da' yar tahay, laakin marka la badsado makeupka wuxuu wejiga u keenaa dhibaato, naagtii u barato wejigeeda makeup la'aan wuxuu noqonayaa sida baakad ama kaartoon qalalay oo kale, waxaa kaaga fiican inaad siyaabo ka xagaagsan isku qurxiso, qaabab badan ayaa jira oo aad ku nuurin kartid wejigaaga oo aad kaga badbaadi kartid dhibka uu kuu keeni karo makupka
isnaashnaash

1 Comments

  1. WAA LAGU WAREERAA SHEEKADA ISQURXINTA NAAGTA WAXAA MACAAN KELIYA GALMADEEDA WAAW

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post