Gabar lagu magacaabo Ilhaam aweys oo Holland dhib ku haysto aabaheeda oo ka shaqaynayay sacuudiga oo markaas laga soo ceyriyay dalkaas kaddib yaman ayay u soo guureen, aabaheeda wuxuu ku dhintay isbitaal ku yaalla dalka yamen waxaa loo sheegay geeridiisa iyadoo lacagta lagu daaweyn lahaa u soo uruurinayso, kaddib waxay gashay dalka Holland waxaa loo diiday in la siiyo sharci ama aqoonsi waa qiso xanuun badan daawo waa af carabi.
![]() |
Qisadii Ilhaam Aways |