Fanaanadda lagu magacaabo Farxiya Fiska waa fanaanad soomaaliyeed oo heesta, waxay ka heshaa inay ku labisato dharka muujinaya quruxdeeda, fanaaniinta soomaaliyeed siiba kuwa ku nool dalalka yurub iyo maraykanka heesahooda xadka ay ka baxsan yihiin, waa la garanayaa Cumar shooli wixii uu ku sameeyay gabdhii soomaaliyeed oo qaawanayd dadka soomaali way ka xumaadeen falkaas qaabka darnaa, dadka soomaaliyeed marka yurub ay tageen aad bay isu baddaleen