Naagaha soomaali ku nool Google maxay weydiiyaan





Naagaha google ayay ka raadiyaan miyaa nimankooda inay naag kale qabaan iyo in kale, dad badan oo gadaal ka gaar ah waxay moodeen in google wax walba la socdo, waxaan u sheegayaa google waxa laga helo waa wax horay internetka loogu qoray webka google wuxuu soo akhriyaa webyada internetka markaas ayuu arshive ku samaynayaa qoraallada iyo sawirada, taas macnaheeda ma aha in google wax walba laga helayo, xitaa haddii aad web ku leedahay internetka waad ka reebi kartaa google inuu arshive gareeyo webkaaga waxaad adeegsanaysaa file lagu magacaabo robots.txt isaga ayaa u diidaya webkaaga waxa ku jiro inuu akhriyo, marka ceeb bay kugu tahay inaad wax walba aad moodo in laga helo karo google
Naagaha soomaali ku nool Google maxay weydiiyaan







haweenka somali sudan u eg

maagan gabar sheekhnaagaha maanta jira btt
gabayga maangshukri xasan deeq



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post