Galmada soonka waqtigay ugu fiican tahay

Galmada soonka waqtigay ugu fiican tahay


Cuntada ninka iyo naagtaba awood ayay siisaa xagga raaxada sariirta, soonka qofka kacsiga ayuu ka yareeyaa, sidaa awgeed dhalinyarta aan guurka awoodin waxaa la amray inay soomaan si ay shahwadooda u yaraato, maxaa yeelay jirka ayaa waxaa ka baxaya nafaqo badan qofka haddii uuna muddo wax cunin waxna cabbin, goorma ayaa fiican inaad xaaska u tagto bisha soon ? waxaa fiican marka ay cuntada kugu degto ha u tagin adoo markaas afuray oo dhergan, waayo galmada dheregta kaddib waxay soo jiidaa dhibaatooyin badan, waxaa fiican marka aad afurto oo aad aaddo salaadda cishaha iyo taraawiixda oo cuntada ay jirkaaga ku fiddo, xiligaas ayaa ugu fiican, sidoo kale iska ilaali saxuurta markaad cunto kaddib, maxaayeelay marka hore calooshaada way buuxdaa marka labaad haddaad u tagto xaaska waxaa ka baxaayo jirkaaga awoodda oon iyo gaajo degdeg ayaa ku imaanaysa, sidoo kale tabaryari

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post