Beenta ragga iyo caqliga dumarka Women thought


Haweenka mararka qaarkooda waxay raacaan nin beenlow ah, maxaayeelay beenta ayaa soo jiidata badankooda xitaa marmar iyadoo og ninkan inuu been u sheegayo ayay haddana rumaynaysaa warkiisa, taas waxaa laga fahmayaa dhacdooyinka badan ee ka dhacay bulshada soomaaliyeed, waxaa lagaa rabaa gabaryahay inaad noqotid qof feejikan oo dhug dheer leh, inuusan ku harowsanin nin, caqliga yuuna kaa xadin, jacayl faalse ah ayuuna kaaga sheekeynin, hurdada ka soo toos

funaanad guduud ah

daanka duleelan

gabar yurub jidka joogto
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post