Naagaha marka ay san dhuuban leeyihiin waji ifaya iyo jir dhisan iyo xishmad sare ayay naago fiican oo qurux badan noqon karaan, naagta ninkeeda jacaylka la jili karta waa midda caqliga badan fahmina karta waxa uu ninkeeda ka helo, marka ninkeeda soo daalo dharka ka bixisa u diyaarisa waxa uu u baahan yahay, qiimaha gurigana ilaalisa aan ku xadgudbin hantidiisa iyo sharaftiisa, inay la sheekaysato rag iska ilaalisa haddii ninkeeda uu rabo inuu galmo sameeyo u degdegta qaababka uu rabo oo dhanna u oggolaata naagtaas ayaa la dhihi karaa waa raaliya dhab ah