Dumarka iyo ragga maxay isku maaweeliyaan


Timaha jirka ka soo baxo waa astaanta ragga gaar ku ah, nimanka xabadka ayay timo ka yeeshaan qaarna kuma laha, naagaha waxaa la sheegaa inay jecel yihiin ninka shafka timo ku leh, marka istiinka socdo ayay gacmaha ku salaaxdaa, laakin galmada badan iyo timahaas shaqo iskuma laha waa jiraa nin aan timo laabta ku lahayn haddana wax wasida aan ka dhergin, habeen iyo maalin naagtiisa dulsaaran, kacsi badanna leh, sidoo kale waxaa jira nin horaadka buul ka leh haddana aan galmo fiican samayn karin naagta sida la rabay u qancin karin, runtii raaxada kulanka ninka iyo naagta waa wax Alle abuurkiisa ah, Ilaahay keliya ayaa bixiya awoodda galmada, lagama dhigi karo qaacido inay tahay oo haddii ninka sidaas yahay waa khatar haddii kalena waa daciif, gabdhaha marka ay sheekaysanayaan waxay isu sheegaan sheekooyin khuraafaad ah oo la xiriira raaxaysiga guurka, naagaha qaar waxay aaminsan yihiin ninka dheer inuu leeyahay shuf dheer naagtana inuu si fiican ugu raaxayn karo, kan tajalka ahna inuu naagta si fiican u garaaci karo, maantoo dhan waxay ka sheekaystaan xaaladda nimanka  kee ugu gus adag ugu weyn ugu dheer kaddib waxay isu sheegaan oo ay is weyddiiyaan gabar kasta ninka ay rabto , sidoo kale wiilasha iyagana waxay ka sheekaystaan marka ay kulmaan naagaha tee ugu cambar weyn ugu kulul naagta buuran iyo tan caatada yaa mac,  futada haweenka kacsi ma leedahay shiirka dumarka raaxo miyaa naagaha dalbaha leh bahalkooda waa ballaaran yahay waana weyn yahay, urka cambarka gabadha waa sidee su'aalo ayay maantoo dhan isku waalayaan oo ayna ka jawaabi karin, markaas ayay raadiyaan nin xaas leh waxay u bandhigayaan su'aalahan ay ku wareersan yihiin isagana hor ayuu u sii waalayaa wuxu ku akhriyaa khuraafaad kale, wuxuu leeyahay aniga saan baan sameeyay waan foorariyay naasaha waa sidan, macaan badan ayaan arkay biyaha ayaan ku shubay shahwada ayaa iga baxday dhidid ayaa iga yimid xariif ayuu iska dhigayaa wuxuu leeyahay seddex jeer ayaan biyabbaxay maanta oo dhan ayuu is amaanayaa.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post