Cilaan gabdheed iyo caashaqii jacaylka



Cilaanka ninka wuu ka helaa habeenka arooska caadi ayay ka tahay soomaali inay gabdha cilaan soo marsato, waayo cilaanka wuxuu siiyaa gabdha qurux, qaabka loo marsado cilaanka qurxoon waxaa ku dheereeya dumarka qarkooda, waxay u marsadaan qaab aad u qurux badan oo ninka soo jiita, haweenka soomaaliya waxay yihiin haweenka ku roon xinaha, aad bay u yaqaanaan.
lugaha iyo gacmaha iyo qoorta ayay marsadaan, naagaha hindida waxay mariyaan meelo ka sii xagjirta meelaha aan soo sheegnay.







Post a Comment (0)
Previous Post Next Post