Sisinta i sii ayay dhihi jireen laashimada maxaa laga wadaa


Laashin abgaal  marka uu kuu qabto sheekada haweenka amaantooda shirib ama wax kale waxaad oranaysaa ma ninkaan waxa uu ku hadlayo wax yar miyaa, haweenkeena hadda labiska kala duwan ayay bilaabeen ianay qaataan, diraca ayay ka takhalusi rabaan maalmahaan, afka marka aad maqasho waxaa la rabaa in loo baddo afka dalkiisa lagu nool yahay, kii maraykanka ama uk ku noolaa wuxuu rabaa inuu ingiriis ku hadlo.
raga qaarkooda marka ay arkaan naag jir ah waxay dhihi jireen sisinta i sii. 
sisinta oo ah waxyaalaha ay ugu jecl yihiin soomaalida, saliidda macsarada ayaa laga soo saaraa, sidaa awgeed wax kastoo ay ka helaan sisin bay ku magacaabaan.

somalidd


sheekadabblabada gabar

ha iga lexanshumisk aan



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post