![]() |
Pro. Dalha |
![]() |
shukada |
![]() |
shirka |
![]() |
beeraha |
![]() |
boorsada |
Abgaalka ayaa caan ku ah shiribka sidoo kale shableyda afgooye dadka geliga ah iyaga way shiribaan sidoo kale wacdaanka, shiribka wuxuu ka mid yahay gabayga soomaaliyeed oo laysku caayo ama laysku amaano, dadka soomaaliyeed marka la gaaro munaasabaadka qaarkooda ayay shiribka adeegsadaan sida istunka afgooye oo kale