Naagaha qaar shiir nin marka ay uriyaan kacsi daran ayay dareemaan cambarkooda ayaa kabaabyo qabata, shiirka ragga aad buu u saameeyaa dumarka, sidoo kale niman badan ayaa jira aad uga helo shiirka haweenka, qaar baa waxaa la sheegay naagaha dherkooda ayay si dhuumasho ku ursadaan kuna raaxaysaan, waxaa kaloo jira ku ku seegaysta rajabeetooyinka iyo diracyada iyo kastuumooyinka naagaha, kacsiga waa wax aad dhib badan qofka wuxuu ku xambaarayaa waalli haddii uuna ka adkaanin oo uu la dagaallamin, qofka ma aha inuu naftiisa hawadeeda raaco, nafta marka la baro inay xuduud leedahay waa u baranaysaa, mar waxaa la sheegay nin ku noolaa dalka Sngabuura in la soo qabtay maxaayeelay jidka ayuu naagaha ku dhibi jiray muxuu samayn jiray naagaha kilkilahooda ayaa ursanayaa marka uu bas la raaco ama meel xiriiri la joogo marka waa wax yaab badan

Tags:
Raaxada galmada