Raashinka qooqa keena markaad cunto


Raga cuna cuntooyinka nafaqada leh, way ka dareen badan yihiin kuwa aan cunin cuntadaas, soorta oo lagu tiriyo cuntooyinka fiican marka lagu cunayo hilib iyo caano, sidoo kale soorta caloosha ayay socodsiisaa, marba ninka calooshiisa haddii ay socoto kacsi ayuu dareemayaa, calool marka ay kaa fariisato kacsigaaga wuu yaraanayaa, bariiska oo hilibka ku samaysan isagana wuxuu leeyahay, qooq, mooska waxaa lagu tiriyaa cuntada loo qoro dadka aan si fiican u kacsanin, sanbuuska hilibka iyo basasha leh, isagana cuntada qooqa kordhisa ayuu ka mid yahay, waana
cuntada taariikhiga iyo midda hadda dadka u badan yihiin.

soorta macaan bariis hilb
sambuus macaancanjeero



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post