Naag iyo nin yaa jecel sawir Capturing images



Sawirka hadda wuxuu noqday Model, waxaa lagu tartamayaa sawirkayga iyo kaaga yaa fiican, anaa kaa khatarsan sawir ahaan, waa sheeko cusub, waxaad ka fahmi kartaa sawirada la soo geliyo facebook iyo Instagram, mobeelada Android  aad ayay sheekada u sii qaseen, qofka inuu sawiro picture ayuu horay ka soo geliya meesha uu rabo oo ah social network sites, waxaa kuu sii dheer Whatsup , waxaa lagaa rabaa inaad ra'yigaaga ka dhiibato oo aad cooment ka bixiso












Post a Comment (0)
Previous Post Next Post