Murti ku saabsan quruxda iyo hantida iyo akhlaaqda beauty


Lacagta waxay kuu soo jiidaa dadka maslaxadda kaa leh dad dan kaa leh keliya, haddii ay dantooda kaa gaaraan jidka ayay kaaga tagayaan, sidoo kale quruxda waxay kuu keentaa dadka shahwada leh oo raba ibay kugu raaxaysataan keliya haddii quruxdaada ay tagto iyagana wadada ayay kaaga tagayaan, akhlaaqda waxay kuu soo jiida dadka daacadka ah oo aan kaa lahayn dan waayo maal kuguma soo raacin iyo qurux waxay kugu soo raaceen keliya akhlaaq, marka akhlaaqadana waa lagu dhashaa oo Ilaahay baa kugu abuuray.


timesomaliland girls e

xctimea


ss

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post