Cuntada badda laga helo guud ahaan aad bay ugu roon tahay xagga galmada, dadka dareema kartiyarida dareenka raaxada waxay cunaan raashinka badda laga soo guro, saan wada ognahay waxaa jira argoosato iyo qubo qofka cuna kacsi wuxuu dareemayaa aan la soo koobi karin, qubaha saliid ayuu leeyahay saliiddiisa dareen kacsi ayay leedahay, naagaha wax ma taraan waxyaalahan nimanka kacsiga u keena, guud ahaan cunta kastoo nafaqo leh nin iyo naagba way u faa'idaynaysaa inakstoo ay ku kala duwan yihiin

Tags:
Raaxada galmada