Haweenka diraca jecel iyo kuwa degta ka helo


Ma taqaanaa degta waxa laga wado? degta waxaa laga wadaa labiska ay ku labisan jireen haweenkii soomaalida hore, inta ay marada garabka ku xiraan ayay dhinac ka furi jireen, waxaa muuqanaya naaska geeskiisa, taas hadda waa laga tagay, waxaa laga yaabaa meelaha baadiyaha inay ku dambayso caadadaas, laakin diraca isagana waa ka sii liitaa, waayo diraca khafiifka waxaa laga dhex arkaa jirka oo qaawan, waaba loo jeedaa gabadha caloosheeda iyo buufkeeda, iyo moxogeeda, naagaha hore ayaa ka heli jiray guntiinada ama degta, kuwa hadda waxay ka  helaan diraca, laakin ma fiicna dharkaas in naagta ay ku qaadato banaanka ama nin ninkeeda aan ahayn hortiisa.

naag iyo dirac
aaa isnaag dheer dabo weyn1


shumis.netmajeer

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post