Xiriirka ka dhexeeya quruxda iyo dharka waa maxay? runtii naagta marka ay dhar fiican u xirato ninkeeda wuxuu dareemayaa isbadal xagga jacaylka iyo raaxada, ma aha naagta inay tahay mid maanta oo dhan gurigeeda ku joogaysa dirac bololay oo dugoobay oo dhamaaday oo jeexjeexmay, marka ay arooska aadaysana inay xirato diraca ugu qaalisan marka ay marsato barafuunka ugu fiican intaas oo dhan waxay u socotaa banaanka marka ninka lala joogo waxaa la qaataa dharka lagu shaqynayay oo lagu dhididay oo shiirka basasha iyo cuntada ay ka soo kamkamayaan.

Tags:
warar