Markuu socdo wada hadalka wiilka iyo gabadha is raba inay nolosha wadaagaan, inta badan ninka wuxuu adeegsadaa wax yar been ah isduu u soo xarayn lahaa gabadha uu rabo, wuxuu la imaanayaa af macaan badan hadal toosan, jeeb lacag ka buuxda, wuxuu leeyahay had iyo jeer abaayo macaan waan ku jeclahay habeen iyo maalin ma seexan karo adiga ayaa i hor taagan, " ma hurdee har iyo habeen adigaa i horjoogtidee" waxaa laga yaabaa inuu naag kale shukaansabayo oo uu ku leeyahay hadaladaan oo kale, goorma la ogaan karaa beenta ninka? waxaa la ogaan karaa beenta ninka gabadha marka ay kula dhaqanto si caqli ah, taas oo ah inay iska ilaaliso inuu jirkeeda taabto mar kasta waa inay dhahdaa guur ayaan diyaar u ahay adiga diyaar ma tahay, maxaa kuu hirgalay qorshaha, aabaheeyga u tag, hadaladaan waxay soo saarayaan dhabta ninka, haddii ay been ka tahay sheekada, wuxuu bilaabayaa inuu tartiib u siibto, haddii uu yahay qof daacad ahna, wuxuu samaynayaa waxyaalaha u fududeeynaya guurka.