Qaab fudud ood ku weyneey geedkaaga hadduu yaryahay



Waannu lawada soconaa inay hablaha jecel yihiin geedka ninka buuran oo dheer, sida afrikaanka oo kale , waxaan kuu sheegaynaa wax aad ku buurin karto guskaaga oo dabiici ah, daawooyinka buuriya geedka ninka aamin ma aha layskuma halayn karo, laakin waxaan kuu sheegaynaa wax aad u sahaln oo fudud.
waxaad keenaysaa saliid macsaro waxaad ku daliigaysaa guska isagoo kicitaankiisa dhexdhexaad yahay waxaad ka soo bilaabaysaa jiiditaanka hoose salkiisa markaad jiidayso majuuji hana iska keenin biyaha  todobaadkii waxaad samaynaysaa 4 jeer mar kastana markaad samaynayso waxaa lagaa rabaa jiidataankaas inaad waddo ilaa 30 daqiiqo, seddex bilood ka dib waxaad arki doontaa natiijada ballaca iyo dhererkaba.
saliida macsarada waxay leedahay saamayn weyn xagga jirka ama jurmiga geedka ninka. 
tan waxa dhib kaama soo gaarayo.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post