Naagaha camera ayay aad u jecel yihiin miyaa

Sawirka wuxuu iska noqday mid easy ah maanta, qof kasta wuxuu iska wataa mobile oo sawiraya wax walba isla markii ayuu qofka dhigi karaa sawirkiisa meesha uu rabo.

laakin waxaa isweydiin mudan naagaha miyaa jecel sawirka ama raga?
runtii jawaabta lama dhihi karo naagaha keliya ayaa jecel waayo niman badan ayaa jira sawirada aad uga helo, balse naagaha wayba ka baqaan sawirkooda in laga qaato oo si xun loo adeegsado








Post a Comment (0)
Previous Post Next Post