Waxay sheegaan dumarka guursaday raga cadaanka inay ka duwan yihiin nimanka somaliyed xaga raaxada iyo sheekada romantiga, waxay sheegeen ninka ajnabiga ah aad uu u yaqaana sida gabdha loogu raxeeyo aad buu jilaa jacaylka, laakin qofka somaliga maba awoodo inuu si fiican kula dhaqmo xaaskiisa, ninka cadaan aad buu ugu adeegayaa naagtiisa laakin kan somaliga wuxuu kula dhaqmayaa qaab amar ah wuxuu rabaa isagoo jiifa in loo keeno wax kasta uu rabo, sidoo kale istiinka kuma ficna ninka soomaaliga.
marka la waraysto gabdhaha ku nool qurbaha sidaas ayay ku jawaabaan, adiga soo qor wixii ay kula tahay, waxaana la rabaa ra'yiga dumarkeena.