Yurub soomalida aad bay ugu waalan yihiin, badda Libya soomaali badan way qabtaa, haddaba haddii lagama maarmaan ay tahay inaad aado yurub waa kee jidka ugu fiican loo qaadi karo dalalka yurub? runtii waxaa ugu fiican inaad ku tagto guur xalaal ah. waayo guurka marka aad ku tagayso xaaskaaga ayaa kuu soo doodayso, marka si raaxo leh ayaad ku tagi kartaa, dad badan ayaa ku tagay leenkaas, waxaa ku soo xiga leemanka diyaaradaha la raaco, laakin haddii aad naftaada u naxariisanayso ha raacin markabka laga raaco Libya ama tahriibka Turkey oo taliyaaniga la tago, naftaada khatar ha galinin, raadso naag aad shukaansato oo aad guursato oo yurub ku geyn karto, naago badan ayaa jira garoobo ah oo niman u baahan yurub ku nool marka raadi, sidoo kale gabdho oo rag fiican guur ka raba waa la helaa.