Haweenka xalusta miyay qurux u keentaa



Xalusta ama xulusta dad badan oo soomaali ayaa u haysta inay qurux tahay, laakin marka la aaday dalalka yurub naago badan soomaali ah ayaa is caateeyay, waxay iska rideen hilibkii badnaa, yurub waxaa laga xiiseeyaa naagaha dabada yar oo caatada ah oo naasaha yaryar, qurux taas ayay u arkaan dadka ku nool yurub, naagihii soomaaliueed marka ay tageen yurub sidaas ayay raaceen badankooda, laakin waxaan idin sheegayaa quruxda ma aha caato iyo buurnaan quruxda jirka waa isku dheeli tirnaan naagta ay isku dheeli tiran tahay inuu jirkeeda islahaado uuna ahayn mid kala daadsan oo kadkaduud leh, waa in midab keedu yahay mid ninka soo jiidan kara, sanka afka indhaha qoorta cajiraha dabada naasaha dhamaan way inay ka qurux badnaato.

faruuraha weyn suunaasoh


raaxada naaskalove

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post