Su'aashan dad badan ayaa is weydiiya, sidaan ognahay uurka marka ay qaado gabdha waxay dareentaa wax loo yaqaano walac kaas oo ah inay dabeecadeeda isbaddasho oo ay la soo baxdo dabeecad gaar ah xaga cuntada iyo xaga dhaqankaba, naagaha qaar waxay jeclaadaan liinta dhanaan qaar cidda ayay cunaan qaar ninkooda ayay nacaan waqtiga walaca ama heestamada, arintaas haweenka way ku kala duwan yihiin, hadaba waxaa jirta xagga glmada naagaha uurka leh siday ku yihiin?
haween waxaa jira marka ay uurka qaadaan galmada naca oo ka fogaada oo aan loo dhowaan karin sidoo kale cagsigana wuu jiraa , dumarka waxaa jira marka ay uurka leeyihiin aan rabin inuu ninka ka dagto waxay rabaan si daran in loogu galmoodo, taas waa dabeecada naagaha ay ku kala duwan yihiin.
waxaa kaloo jira wax yaab badan kaas oo ah naagta marka ay uur qaado oo uurku gaaro 6 bilood siilkeeda aad buu u soo fuuraa wuxuu noqonaa mid ciriiri ah ninka markaas buu ugu jecel yahay.