Naagaha sida loo guursado

Guurka wuxuu u baahan yahay in laga fikiro, naagta aad guursan rabto waa inay kugu haboon tahay dhan walba, waayo mustaqbal ayaad dhisaysaan waana is dooranaysaan, marka ma aha sheekada inay sidaas sahal u ahaato, hablaha qaar marka aad shukaaminaysid waxay iska dhigayaan inay aad u fiican yihiin, laakin markaad guursato waxay isu baddalaysaa naag cabsi leh, oo had iyo jeer qaylo la soo taagan, oo xanaaq badan, waxaan kuu sheegayaa inaad ku guursato lacag adiga aad shaqaysatay, waayo taas waxay ku dareensiinaysaa mas'uuliyad culus inaad qaaday, laakin haddii naagta lgugu qasbo, way kuu sahlan tahay inaad kala carartaan, raga badankooda naagaha fura waxay dareemayaan mas'uuliyad la'aan iyo fashal, furiinka ma sahlana, dad badan ayaa ka dhigtay furiinka wax iska caadi ah, ninka markuu mas'uul dhab ah yahay naag furiinkeeda kuma degdego, sida ugu fiican loo guursado gabadha ayaa waxay tahay, inaad dhigto aroos caadi oo basiid iska ah, meherkana qaali inaadanka ka dhigin, guri kaligeeda inaad dejiso oo dadka kale aadan la dejinin, waa inaad ka soo baxdaa mas'uuliyaddaada ku saaran, xagga guriga biilka galmada raaxada jacayla dhamaan adiga ayay ku saaran yihiin.


yaabka arooska

macaanka istiinka yaraanta naagta

macaanka raaxada dhexdagabar dhex yar
dabada sii jeedanaaska soo taagan





Post a Comment (0)
Previous Post Next Post