sawirka weyn ka dhig |
Way jiraan dad jecel inay la cayaaraan xayawaanada sida bisada oo kale, laakin dumarka soomaalida dhaqan ahaan kama helaan inay bisad gacanta la galaan ama yaanyuur, taas waxay u noqonaysaa guud ahaan dalkeena dhaqanka ka jira, laakin marka dibadda la soo aaday waxay dadka bilaabeen inay soo gataan ama keensadaan mukulaalaha iyo waxa la midka ah, xataa waxaa la helaa dad ey keensada guryaha oo soomaali ah, hasee ahaatee xayawaanka waxaa la rabaa in loo naxariisto, bisad la mid ma aha eyga