Xaalka dalka ka taagan waa cudur aan dawo lahayn, dadka isku sheega inay yihiin siyaasiyiinta dalka xukuma ama dalka raba inay maamulaan dhamaan waa reer baadiye yaal oo aan caqli lahayn waa dameero dad ah waxay garanayaan kaliya sida wax loo dhaco ama wax loo boobo.
Xasan sheekh iyo Farmaajo waa dameer iyo dhagihiisa qolo kaste iyaga taageerayso ma aha dad wadaniyiin, qolo kaste waxay taageeraysaa lacag iyo qrasha marka waa tuugo