Waxaa la sheegay naagta waxay ka qaadataa ninka wax kasta
- haddii uu jeclaado qalbiga ayay ka qaadataa
- haddii uu faduuliyo sharafta ayay ka qaadaa
- haddii uu ka fikiro raaxada maskaxda ayay qaadanaysaa
- haddii uu guur ka doono waxay ka qaadataa lacagta uu ururinayay cimrigiisa
- markuu guursadana waxay ka qaadaa mushaarka
- haddii uu dhinto lacagta howlgabkiisa ayay la wareegtaa
marka ugu dambayso waxay dhahaysaa nimanka kama helayno waxaan ahayn madax xanuun