Madowga wejiga iyo jirka hoose maxaa sababa



Madow ayaad ka arkaysaa mararka qaarkooda maqaarkaaga ama wejigaaga, maxaa keeni kara wejiga ama jirka oo midab madow yeesha sidoo kale meelaha laalaabka ama jilicsan sida kilkilaha iyo cajiraha ama xubnaha taranka naagta?  marka aan ka hadalno madowga wejiga wuxuu ka dhashaa qorraxda si toos marka ay wjigaaga ugu dhacdo siiba marka aad wejiga saliid mariso, wejiga saliid marka la mariyo oo qorraxda iyo dabaysha lagu socdo waxay ka dhigaysaa jirka mid aad u madooban, tuusaale marka aan soo qaadano kurta bunka saliidda bunka lagu shubo aad bay u madoobaanaysaa wax rengi mdooban la mariyay oo kale taas waxaa keenay qoyaanka saliidda kulul mar kasta lagu shubo, marka la soco haddii aad saliid wejiga mariso oo aad u soo baxdo dabaysha iyo qorraxda inay jirkaaga madoobaynayaan, sidoo kale jirrooغinka qaar sida busbuska oo kale jirka waxay ku dhaafaan baro madmadooban, waxaa kaloo jirka haweenka qaar waxay ka madoobaadaan faruuraha cambarka iyo cajiraha salkooda oo u dhow cambarka, taas waxaa keena dhididka iyo kulayka ka dhasha ciriiriga, siiba naagaha buuran ayaa aad uga sheegta madowgaas, haddaba sidee lagu baabi'in karaa midabka madowga?  waxaa lagu baabi'in karaa midabkaas waxyaalo dabiici ah sida liin dhanaanta iyo malabka iyo ukunta oo laysku daro markaas wejiga la mariyo marka ay saarnaadaan 10 daqiiqo ka dib in la dhaqo, qofka waa inuu ka fogaadaa daawooyinka la mariyo wejiga oo lagu cadeeyo dhibaatooyin farabadan ayay leeyihiin sida daawada ama kareemka lagu magacaabo diyaana.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post