Xiniinyo xanuun ayaa laga yaabaa inaad ka sheegato adoon aan ogayn meesha aad ka qaadday, ma ogtahay marka aad naagta istiimiso oo aadan biyaha iska saarin inaad xanuun dameeyso waayo biyaha ayaa soo urura waxay imaanayaa hoose, siiba marka uu dheer yahay istiinka, waxaa laga rabaa ninka marka uu naagta istiimiyo inuu biyaha iska bixiyo waayo haddii uu seexdo isagoon biyaha iska saarin waxaa laga yaabaa inuu ka qaado arintaas qooro xanuun, istiinka badan waa inuu raacaa biyabbax