Gormay shukaansiga dumarka bilaabaan



Shukaansiga gabdhaha yaryar wuxuu ku salaysan yahay caadifo keliya, haddii gabadha yar loo sheego inuu ninka jecel yahay run ayay u malaynaysaa waxaa laga yaabaa aabbaheeda inay kula dagaalanto arintaas, haddaba waxaa jira gabdho aad aan u weynayn oo hadana ka helo sheekada shukaansiga, naagaha goorma ayay nin damcaan oo ay shukaansi rabaan?
gabdha marka ay gaadho 13 sano waxay ku fikiraysaa nin inuu la sheekaysto bal waxay isku dayaysaa inay nin shukaansato wali ma rabto ninka iyada la da' ah waxay rabtaa ninka iyada ka weyn.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post